Madaxweyne Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusomareeb iyo Ujeedka Socdaalkiisa oo …

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug si uu usoo xiro shirkii dib u heshiisiinta ee halkaasi ka socday. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya u tagayo Dhuusomareeb si uu usoo xiro shirkii Dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug maalmahan … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusomareeb iyo Ujeedka Socdaalkiisa oo …